Aqoon Kadis icon

Aqoon Kadis

1.0.9 for Android
4.8 | 10,000+ Installs | Reviews

Ahmed Dalmar

Description of Aqoon Kadis

Aqoon Kadis waa barnaamij loogu tala galay in loogu faaiideeyo walaalaha Soomaaliyeed ee jecel waxbarashada iyo Aqoonta. Waxaa barnaamijkaan ku jiro suu'aalo aad u fara badan oo mawduucyo kala duwan leh ujeedaduna tahay in aqoontaada guud ku kobacdo waxna kaga faaiidaysatid adoo ismadadaalinaya.
Waxaa sidoo kale ku baran kartaa isla markaana dhawaqa(Pronunciation) isaga sixi kartaa erayada loogu adeegsiga badan yahay luqada Ingiriiska.
Waxan dhammaan idiin rajaynayaa guul iyo ka faaiidaysi wacan.

Information

  • Category:
    Education
  • Latest Version:
    1.0.9
  • Updated:
    2020-08-10
  • File size:
    7.2MB
  • Requirements:
    Android 4.4 or later
  • Developer:
    Ahmed Dalmar
  • ID:
    net.aqoon.kadis
Reviews
  • avatar
    M.a hore usocda su aalaha soo badiya 💯❣️✅ horay usocda keep going
    2020-10-08 07:46
  • avatar
    M.allah
    2020-09-08 09:31
  • avatar
    Waa app aad ufiican
    2020-08-14 04:24
  • avatar
    Runtii wax badan ayaa ka faaidey
    2020-07-23 05:55