Wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo caalamka iyo weliba doodo, warar muuqaallo ah iyo falanqeyn dheeraad ah.
Isniinta kasta waxaad daawaneysaa wararka ciyaaraha. Khamiis kasta doodo ku xiisa geliya iyo wareysiyo xasaasi ah oo aan idiin soo gudbineyno.
waxaad arki doontaa dhamaan wararka somaliyeed