Malcaamad Online icon

Malcaamad Online

4.0 for Android
5.0 | 5,000+ Installs

WIA-Tech

Description of Malcaamad Online

Malcaamadani waa barnaamij kheyri ah, oo aan dheef-adduun laga doonaynin, ujeedada loo sameeyayna ay tahay in walaalaha muslimiinta Soomaaliyeed ka faa'iideystaan, oo ay diintooda wanaagsan ku bartaan habkan casriga ah, iyaga oo wax ka dhiganaya culimadooda wanaagsan, ee khayrka la jecel.
Casharada ama Kutubta ku jira malcaamadani annagu maanu sameynin, mana aanu diyaarinin, laakiin waxa aanu ka soo qaadanay channel-lo ay wallaalo soomaaliyeed oo khayr badani soo geliyeen meelaha ay ku leeyihiin barta youtube.com

Information

  • Category:
    Education
  • Latest Version:
    4.0
  • Updated:
    2020-05-29
  • File size:
    2.0MB
  • Requirements:
    Android 4 or later
  • Developer:
    WIA-Tech
  • ID:
    online.malcaamad.malcaamadonline
  • Available on: