Global Somali Academy icon

Global Somali Academy

3.9.0.2.12 for Android
4.7 | 5,000+ Installs | Reviews

Abdirashid Mohammed Adem

Description of Global Somali Academy

This article is about hot apps for android. 20,000+ users downloaded Global Somali Academy latest version on 9Apps for free every week! This is a wonderful app which is unique in android apps. This hot app was released on 2020-01-21. Get the latest version now!
Global Somali Academy (GSA) waa dugsi waxbarasho Online akademi ah, Waxaa uu bixiyaa maadooyin kala duwan. Dugsigani Global waa dugsi casharada ku bixiyo afka soomaaliga guud ahaan maadooyinka, Waana hadafka ugu wayn in uu afka soomaaliga wax kusoo gudbiyo si Arday weliba ay ugu fududaato inuu helo macluumaadka uu doonaayo iyada oo muuqaal ahaan iyo qoraal ahaanba afka hooyo ay ugu qoran tahay.
Global Somali Academy tayada heerka waxbarashada uu bixinaayo waa silsilad bilow ilaa heerka academyga gaarsiisan, Tusaale ahaan Casharada Dugsigani uu bixinaayo waxay aad u quseeyaan aas aaska, kadib levelka labaad, ilaa heerkii academyga ahaaa ayaa macallinku casharka uu sharaxayaa, Nidaamkani GSA sababta ugu wayn ay u dooratay ayaa ah in level weliba uu qofka joogo in uu ka faa'ideysto, Waxaa GSA ka faa'ideysan kara qof bilow ah aan waxba u bilowneen, Qof horey wax usoo bartay ee dib isku soo dhisaayo, Dadka shaqeeyo, Ilmaha yaryarka ee qurbaha ku nool iyo dadka ay ku adagtahay Englishka ee doonayo inay cilmiga waxbartaan.
Siddoo kale GSM Arday weliba waxaa uu ka qaadayaa imtixaan hab Online ah
Casharada Global Somali Academy waa kuwo maqal.
Xuquuqda iyo desingka appkani waxaa ay u gaartahay DUGSİGA GLOBAL SOMALİ ACADEMY.

What's New with Global Somali Academy 3.9.0.2.12

Dugsiga waxbarashada Online-ka

Information

  • Category:
    Education
  • Latest Version:
    3.9.0.2.12
  • Updated:
    2020-01-17
  • File size:
    22.2MB
  • Requirements:
    Android 4.1 or later
  • Developer:
    Abdirashid Mohammed Adem
  • ID:
    com.mobiroller.mobi518683929876
  • Available on:
Reviews
  • avatar
    Waad masantahay walal waxaan ka faa iday Appkan Qoon iyo xir fad
    2020-09-06 08:25
  • avatar
    Good app go forward bro
    2020-08-09 05:28
  • avatar
    Waan ka helay
    2020-07-10 01:46
  • avatar
    Waad mahadsantihiin (somali)
    2020-07-08 02:50
  • avatar
    Thnks
    2020-04-16 01:53
  • avatar
    Run ahaantii waa App cajiib ah waana kahelay waxaan filaa somalia badan iney ka faaideysan doonan insha Allah Sidoo kale YouTube kiisa aad baan ula socdaa muuqaalo faa ido badan uleh bulashada garaadkeeda ayuuna soo gudbiya masha Allah
    2020-04-12 07:29