Tafsiirka Sh Nuurudiin.7

3 (0)

Education | 102.3MB

Description

Waa 3 Jus ooTafsiirka
Quraanka Kariimka.
Sida loo is ticmaalo abkaan markii
aad surada agrtid riix si uu kuugu soo boxo
oo aad u dhageysatid waxaa kaloo jirto in oow waxaba
iska badaleyn hadii uu talefoonka kuu soo dhaco
tafsiirkana meeshiisa ayoow kaaga socahaa
Quraanka waxaa noo Tafsiiray shiikh nuurudiin rooble
shiikha alaha u naxariisto
janadii alaha ka warabiyo kheerka oow ka tagay
u soo duceeye shiikha.
Waxaa Abkaan Soo Habeeyay Cabdi Cali Bile
Intaas ka bacdi Dadaal badan ayaan
kubaxshay si aan u soo gudbiyo
Waa Mahadsantiin

Show More Less

Information

Updated:

Version: 1.0

Requires: Android 4.1 or later

Rate

Share by

You May Also Like