Aqoon Kadis icon

Aqoon Kadis

1.0.9 for Android
4.8 | 10,000+ インストール

Ahmed Dalmar

説明 Aqoon Kadis

Aqoon Kadis waa barnaamij loogu tala galay in loogu faaiideeyo walaalaha Soomaaliyeed ee jecel waxbarashada iyo Aqoonta. Waxaa barnaamijkaan ku jiro suu'aalo aad u fara badan oo mawduucyo kala duwan leh ujeedaduna tahay in aqoontaada guud ku kobacdo waxna kaga faaiidaysatid adoo ismadadaalinaya.
Waxaa sidoo kale ku baran kartaa isla markaana dhawaqa(Pronunciation) isaga sixi kartaa erayada loogu adeegsiga badan yahay luqada Ingiriiska.
Waxan dhammaan idiin rajaynayaa guul iyo ka faaiidaysi wacan.

情報

  • カテゴリー:
    教育
  • 最終のバージョン:
    1.0.9
  • 更新日:
    2020-08-10
  • サイズ:
    7.2MB
  • 動作環境:
    Android 4.4 or later
  • 開発元:
    Ahmed Dalmar
  • ID:
    net.aqoon.kadis