၏ဖော်ပြချက်
Ilkacase Data Service
Ilkacase Data Data waa App kuu fududeynaa inaad si fudud ugu shubato xirmooyinka internet ka ee Somnet/Somtel iyo Hormuud bixiyaan , adoon wicin qof oo ii soo tuurna oran ayaad si sahlan ku heleysaa xirmo internet ah.