Tafsiirka Sh Nuurudiin.6 icon

Tafsiirka Sh Nuurudiin.6

1.0 for Android
4.3 | 5,000+ Mga Pag-install

Cabdi Cali Bile

Paglalarawan ng Tafsiirka Sh Nuurudiin.6

Abkaan Waxaa Ku Jiro 3 sadax jus oo tafsiirka quraanka
Sida loo is ticmaalo abkaan markii
aad surada agrtid riix si uu kuugu soo boxo
oo aad u dhageysatid waxaa kaloo jirto in oow waxaba
iska badaleyn hadii uu talefoonka kuu soo dhaco
tafsiirkana meeshiisa ayoow kaaga socahaa
Quraanka waxaa noo Tafsiiray shiikh nuurudiin rooble
shiikha alaha u naxariisto
janadii alaha ka warabiyo kheerka oow ka tagay
u soo duceeye shiikha.
intaas ka bacdi Dadaal badan ayaan
kubaxshay si aan u soo gudbiyo.
Waa Mahadsantiin

Impormasyon

  • Kategorya:
    Edukasyon
  • Pinakabagong bersyon:
    1.0
  • Na-update:
    2021-03-13
  • Laki:
    102.2MB
  • Nangangailangan ng Android:
    Android 4.1 or later
  • Developer:
    Cabdi Cali Bile
  • ID:
    com.newandromo.dev529291.app899597
  • Available on: